Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Hay’adda NADFOR ayaa deeq Raashin ah oo tiradeedu dhameyd 680 Lix boqol & sideetan qoys soo gaadhsiiyey dadka Danyarta ah ee ku dhaqan Gudaha Magaalada Boorama. Iyada oo loogu qeybiyey halkaas oo ay ka soo qeyb galeen Masuuliyinta Gobalka & ka degmada Badhasaabka & Maayerka. Iyaga oo kana gudoomey deeqdaasi waxa ay na sheegeen in ay deeqdaasi oo gaadhey xiligii loobaahna.

© NADFOR
2020

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *