Hay’adda Udiyaar garowga Aafooyinka ayaa taariikhdu markay ahayd 24 March gudoonsiisey deeq raashin ah oo tiradeedu dhan tahay { 2500} Laba kun & Shan boqol oo qoys gudoon siisey Wasaarada Waxbarashada & Sayniska deeqdaas raashinka ah oo loogu talo galley macalimiinta bilaa musharaharka ah ee ku shaqeeya mutadawacnimada. Waxa deeqdaasi la wareegey Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada & Sayniska iyada oo uu ku wareejiyey Gudoomiyaha Hay’adda udiyaar Garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka, Mudane Faisal Ali sheikh waxanu yidhe:

© NADFOR
2020

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *