Hay’adda NADFOR oo Wadda Qeybinta Raashin deeq ah oo loogu tallo galley dadka tabaaleysan ee ku dhaqan degaamada JSL ayaa waxa ay Hay’addu gaadhsiisey deeq raashin ah Degmooyinka Laas Geel, Daarazalaam, Bali Gubadle & Sayla Barri tuulooyinka hoos imaada.

waxa kalle oo halkaa ka hadley Masuuliyiinti deeq daasi sidey ee kasocday Hay’adda NADFOR & Markaz Zalmaan. waxaanay idhaahdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *