Hay’adda NADFOR oo Wadda Qeybinta Raashin deeq ah oo loogu tallo galley dadka tabaaleysan ee ku dhaqan degaamada JSL ayaa waxa ay Hay’addu maalinki Shanaad gaadhsiisey deeq raashin ah Degmooyinka Bali Mataan & Salaxley tuulooyin hoos imaada, halkaas oo loogu qeybiyey dadka tabaaleysan ee ku dhaqan tuulayinkaas waxa kale oo ay mahadnaq balaadhan ujeediyeen  iyaga oo ka dareen celinaya dareenkooda ku aadan waxa ay umahad naqeen Hay’adda Markaz Zalmaan ee Sacuudiga & Hay’adda NADFOR, iyaga oo sheegay in ay kusoo beegantay deeqdani xilli loo baahna.

waxa kalle oo halkaa ka hadley Masuuliyiinti deeq daasi sidey ee kasocday Hay’adda NADFOR & Markaz Zalmaan. waxaanay idhaahdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *