Hay’adda NADFOR oo Wadda Qeybinta Raashin deeq ah oo loogu tallo galley dadka tabaaleysan ee ku dhaqan degaamada JSL ayaa waxa ay Hay’addu gaadhsiisey deeq raashin ah Degmada Sabawanaag tuulooyin hoos imaada, halkaas oo lagu qeybiyey dadka tabaaleysan ee ku dhaqan tuulayinkas waxa kale oo ay umahadceliyeen oo ka dareen celiyeen bulshada ka faa’ideysatay raashinka ee ku dhaqan tuulooyinkaas iyaga oo sheegay in ay kusoo begantay xilli loo baahna.

waxa kalle oo halkaa ka hadley Masuuliyiinti deeq daasi sidey ee kasocday Hay’adda NADFOR & Markaz Zalmaan. waxaanay idhaahdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *