Hay’adda NADFOR ayaa maalinki Afraad Wadda Qeybinta Raashinka halkaas oo ay ku qeybisey Degmooyinka Faraweyne & Dacarta tuulooyin hoos imaada, halkaas oo lagu qeybiyey raashin tiradisiisu gaadheyso 400 qoys waxa kale oo u mahadceliyeen oo ka dareen celiyeen bulshada ka faa’ideysatay raashinka ee ku dhaqan degmooyinkaas iyaga oo sheegay in ay kusoo begantay xilli loo baahna.

waxa kalle oo halkaa ka hadley Masuuliyiinti deeq daasi sidey ee kasocday Hay’adda NADFOR & Markaz Zalmaan. waxaanay idhaahdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *