Hay’adda NADFOR ayaa maalinki saddexaad Wadda Qeybinta Raashinka halkaas oo ay ku qeybisey Degmada Cadaadley tuulooyin hoos imaada, halkaas oo lagu qeybiyey raashin tiradisiisu gaadheyso 300 qoys waxa kale oo u mahadceliyey oo ka dareen celiyey bulshada ka faa’ideysatay raashinka iyaga oo sheegay in ay kusoo begantay xilli loo baahna.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *