Hay’adda Udiyaar garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka ayaa bilowdey wejigii qeybinta raashinki 30 kun ee qoys ahaa ee ay inogu deeqday Markaz Zalmaan iyada oo ay maanta qeybisay raashin tiradeedo gaadheyso 1000 qoys taas oo ay uqeybisey goobo kala duwan oo ay ka jiraan baahiyo aad utiro badan goobahaas oo kala ahaa:

Halkaas oo ay qeybinta raashinka ay goobjoog ka ahaayen Masuuliyen kala duwan oo ka tirsan xukuumada JSL. Waxa halkaasi ka hadley masuuliyinta hogaamineysay weftigii qeybinayey raashinka sida Gudoomiyaha Hay’adda NADFOR & Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda. Waxaanay idhaahden:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *